Abwaan Axmed heelaale
Alle ha u naxariistee Abwaan Axmed heelaale wuxuu ahaa halgamaa in badan u halgamayey Soomaali Galbeed, suugaantiisana waxay u badan tahay wadaniyadda iyo xoreyn dhulka Soomaali Galbeed.
Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle)
halkaan ka dhageyso qaar ka mid ah suugaantii Alle ha u naxariistee Abwaan Abshir Nuur Faarax oo loo yaqaano Abshir Bacadle
Abwaan Careys Ciise Kaarshe
Halkaan ka dhageyso qaar ka mid ah suugaantii Alle ha u naxariistee Abwaan Careys Ciise Kaarshe